Dhegeyso:- Wareysi aan la yeelanay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya

0
175

13Warbaahin koonfur galbeed ayaa waxaa ey qadka telfoonka ku tiigsatey isaga oo jooga magalada muqdisho Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr. Cali C/laahi Isaaq.

Dr. Cali C/laahi ayaa sheegay inay casuumad rasmi ah ka heleen Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Madaxda Sare ee Dowlada federalka somaliya.

Wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan.

 

Dr. Cali Claahi Isaaq

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

 

Dr. Cali Claahi Isaaq mobil

 

Daafeet.Com