Dhegayso..Gudoomiyaha Xudur oo Eedeyn kulul u jeediyay ganacsatada magaalada

0
40

xudurGudoomiyaha degmada Xudur ee gobolka Bakool Maxamed Macalin ayaa Eedeyn kulul kala dul dhacay ganacsatada magaalada Xudur kuwaas uu ku Eedeeyey in ay u hogaan sameeen amarka kasoo baxay Al Shabaab.

Halkan ka dhegayso…Unknown Album