Jiido Intelllectual Organization oo Raali gelin ka bixiyey hadal kasoo yeerey Ing Mohamud Hussein Caliyow

5
178

aliyowJiido Intelllectual Organization ayaa kulan ey shaley ku yeesheen magalada muqdisho waxaa ey raali gelin ka bixiyeen hadal kasoo yeerey Ing Mohamud Hussein Caliyow taasoo gabagadii kulanka ey kasoo saareen warqad ey u dirayaan dhamaan bulshoweyn koonfur galbeed somaliya waxaana ey sheegeen in ey muqadas tahay in dhamaantood ey taageersan yihiin maamulka 6da gobol ee uu madaxweynaha ka yahay madoobe nuunow maxamed

rali gelin 1

rali gelin 2

 

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. masha Allaah walaalaheen jiido waa ninlagu deydaa shaqsi kastoo cadow kalkaal noqdo waa in sidaan loo takooraa sida caliyow loo galey.maxamed muqtaarna waa inhadame uukujeydaaficilka geesinimada iyo walaaltinimada leh ee beesha jiidoay ugu soo jawaabtey ninkaan daciifka ah ee maalinba dhinac la jira.guuuuuuuuuuuuul beesha jiido.

  2. baasha jiido taariiqda dhow iyo tan dheerbawey xusi doontaa.reer koonfurgalbeed kudeyda jiido.maasha allaah.

  3. wiilka webkaan soo qoraya ilaahay ha ku barakeeyo adiga iyo isha baydhabowaxaad tihiin indhihii koonfurgalbeed ilaahay ha nagubadiyo idinka ookale daafeednews walaahi waad dadaashaa ilaahay wanaagaaad dadkaadaiyo walaalahaada dulman ee soomaali madow udulmanaad u adeegeyso ajaraanla sookoobikarin Alle ha kaasiiyo.amiin teeda kale walaalow waraaqdaanu dir website yada arlaadi oodhan iyo kuwa cadowgaba hadii aad awoodo si beesha jiido .digil iyomirifle ay ugu deydaan.si geedkii naga xumaadaba sidaan loo bahdilo.

  4. masha allah beesha jiida wad mahadsantihin sidaa iyo si lamid eh ayan inku ogajahay jira oo jooga

  5. masha allah beesha jiida wad mahadsantihin sidaa iyo si lamid eh ayan inku ogajahay jira oo jooga waligiin

Comments are closed.