Ogeysiis: ku wajahan dhamaan Qurba joogta koonfur galbeed Somaliya

3
41

ogaysiisQaabka wax loogu soo shubi karo koontooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Qofka ama kooxda rabta in ay lacag kusoo shubaan Account-ka ama Koontada Dowlad Gobleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, wuxuu tagayaa labada xawaaladood ee kala ah:-

1- Dahabshiil Bank, wuxuu codsanayaa in lacagta uu wado lagu diro, magaca iyo koontada hoos ku qoran.

a- Magaca koontada: South West State of Somalia
b- Numbarka koontada: BAYD0010167
c- Branch-ga ama laanta: Baydhaba
2- Bakaal Express

a- Magaca koontada: South West State of Somalia
b- Numbarka koontada: BA1026
c- Branch-ga koontada: Baydhaba

3 COMMENTS

  1. dhaman reer konfur galbet ayan salamaya anago kal ah dhalinyaro iyo gabdho iyo kuwa jogo calamka o dhan waxan salamaynaa madaxwaynaha knfur galabed somali gar ahan madax waynaha madowe nuunow maxamed

  2. Waan salaamay madaxweynaheyna mudane madow nuunow maxamed. Waxaan rajeyneynaa inuu ilaah kula garab galo hoosha culus ee ku hortaagan. Waligaa hanoqon kii xaaran ku dhinto. Anagane reer qurbo joog wixii dhaqaalo ah waan kugu taageri donnaa.

Comments are closed.