Jaaliyada Koonfur Galbeed ee North America oo Tacsi u diraya eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryoodeen labada xildhibaan ee lagu diley magalada muqdisho

2
67

Calanka koonfurJaaliyada koonfur galbeed somaliya ee qaarada north america ayaa waxaa ey tacsi tiiraanyo leh u direyaanlabadii eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryoodeen labada xildhibaan ee sida gardarada ah loogu diley magalada muqdisho shaley iyo maanta labadan marxuun oo kala ah Xildhibaan Isaaq Maxamed Cali oo shaley lagu diley degmada xamar weyne iyo Xildhibaan C/casiis Isaaq Mursal oo isna maanta lagu diley degmada dharkanleey.

Waxaa ey leeyihiin eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryoodeena samir iyo iimaan alah ka siiyo ayagana janadii fardowasa ilaahey ka waraabiyo gacantii dilkaas geysateyna ilaahey haka abaal mariyo amiin amiin amin.
Daafeet.Com

 

2 COMMENTS

Comments are closed.