Dhegayso..Socdaalkii Ra’isulwasaaraha ee Kismaayo maguuldaro Daaroodbaa mise waa mid ummadeed.

2
41

mugdiWaxa ay dad badani isweydiinayaa safarkii mudada qaatay ee Ra’isulwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uu ku tagay Kismaayo inuu ahaa mid uu ku doonayay inuu beelaha Daarood ku mideeyo iyo in kale hadaba maguuldarada ma Daaroodbay ku dhacday mise ummadda Soomaaliyeed ee leh Jubooyinka.

Halkan ka dhegaysoWarbixin Socdaalkii Raysal wasaaraha

2 COMMENTS

  1. Ninkan oo ku hadlaya afka Igad oo Qabil afkisa ku hadlayo Afeye maba Xishonayo waa ninQabil Derdaye Kismayo ayuu Kenya Siiyo ayuu raba, Maxkamad ma xishodaha , Barre Hirale waa u dhashtey dhulka Afeyna waa nin Kenyati ha ogado nin kenyati nin Somali dhul Somaliyeed kuma Xukumi karo Sharciga baro. Afey wuu is illobey inuu Igad metalayo turubki Qabilka ayuu la soo bahay Cebey Tacaal.

Comments are closed.