Dhegeyso: Odayaasha kasoo jeeda magalada kismaanyo oo ka hor yimid hadalkii reysulwasaare Cabdi weli

1
29

kismaayoowRaisul wasaaraha Soomaaliya Pro Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi ballaaran oo magaalada Kismaayo ku sugnaa tan iyo maalintii sabtida ayaa waxaa socdaalkooda kusoo dhamaadey wax tar la,aan.

Odayaal kamid ah beelaha dibada magaalada ay uga saareen ciidamada Kenya oo uu ra’isul wasaaruhu la soo hadlay ayaa sheegay in Raisul wasaaraha Soomaaliya Pro Cabdiwali Sheekh Axmed uu amar ku siiyey in ciidamada qaranka ay hubkooda soo xareeyaan, ayna hoos tagaan hoggaamiyaha Raaskambooni.

Odayaasha ayaa sheegey in ey dagaalami donaan wax hishiis ahna eysan la geli doonin kooxda xooga ku qabsatey magalada kismaanyo.

 

odayaasha kismaanyo

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

odayaasha kismaanyo mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Yes way saxayihiin odiyaasha
    maxaayeeley bidaarweyne
    asigaaba kismaayo lahesta
    halka uu kakeenaay muxuuyahay

Comments are closed.