Dhegayso..Gudoomiyaha GSBG/Bakool”Ilaa iyo hada Waajid wax gargaar ah oo la gaarsiiyay majiro”

0
39

weejidIbraahin Sheekh Aadan Yarow oo ah Gudsoomiyaha gudiga Samatabixinta shacabka ku dhaqan gobolka Bakool ayaa maanta ka dhawaajiyay in Ilaa iyo maanta aan degmada  Waajid wax gargaar ah lasoo gaarsiin isla markaana ay magaaladu ka jirto macluul aad u daran.

Hadalka Gudsoomiyaha gudiga Samatabixinta shacabka ku dhaqan gobolka Bakool ayaa waxa uu imanayaa xili ay magaaladu go’doomiyeen Xarakada Shabaab .

Halkan ka dhegaysoUnknown Album