Daawo:- kulan ey shaley yeesheen golaha wasiirada dowlad gobleedka koonfur galbeed somaliya

0
62

bayKulan aad u balaaran oo ey shaley isugu yimaadeen giolaha wasiirda koonfur galbeed somlaiya ayaa waxaa uu ka dhacay magalada baydhaba kulankaas oo looga hadlayey sidii loo adkeyn lahaa amaanka magalada baydhaba loona dar dar gelinaa howlaha horyaalaa dowlad goboleeka konfur  galbeed.

waakan ee nala daawada

Daafeet.Com