Daawo: Afhayeenka maamulka gacan ku rimiska ee 3da gobol oo sheegey inuu fashilmey maamulkaas

0
85

afhaTelefishinka Universal tv ayaa waxaa ey wareysi la yeelatey Afhayeenka Maamulka gacan ku rimiska ahaa ee  3da gobol kaasoo uu dabada ka riixayey siyaasigii daaqada ka baxay ee shariif sakiin C/qaadir cusmaan shido, C/qaadir shido ayaa sheegey in shariifka uu been u sheegey isaga ka dambeeyo burburka ku yimid maamulkan .

Wareysigii waakan ee nala dhegeysta.

Daafeet.Com