Dhegeyso:-Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga dowlad goboleedka koonfur galbeed oo sheegey in mamul kale uusan ka shaqeyn karin magalada

5
42

geseyWasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa waxaa uu ka hadley maamul riyo ah ee saaka looga dhawaaqey magalada baydhabo wuxuuna sheegey in waxaasi eysan eheyn wax soconaayo wareysigiisana waxaa uu u dhacay sidan.

 

cabdi fatax geesey

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

 

cabdi fatax geesey mobil

 

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. waxaaan u sheegayaa dhanaan kuwaka naxa ooku abtirsada koonfurgalbeed 6 nation state o somaliya inmarka hore cidaacad internainal ah la helo oo dhibkeena aan kusheegan karno .waa in la isku duubmaa.waa inbaar bakiin baydhabo dhulka lala simaa. waa in dadweynaha koonfurgalbeed hiiliyo ho oo degdeg ah la helaa. waain dad wadaniyiin ah sida shariif injineer saalax ookale aduun weynha dhibkeena u sheegikara la helaa

  2. Waa inaan 1-TV anaga lenahay sameysana sida Somaliland Puntland iyo Kilka 5.2- waa inaan cidamada Kofur Galbeed Musharadkoda meel anaga sarna DIASPORA iyo kuwa Hantida leh oo Dalka gudixhis ku sugan3- waa inaan ka Marmi karna Dowlada Muqdisho ilen 23 sanno waxan dhib ahayn naguma shegtane.WBT

  3. Baaq ku socda Ogyasha Gurtada ee South West State waa in ay Dowlada Muqdisho kala noqdan aqonsigi, dunida lao bandhiga iney mag dhow ka bixiyaan qalalasidi uu Xildhiba ayaga ka tirsan Baydhaba ka sameyeey Wil yarna ku diley. Waa in 4 Malmod Baydhaba Shaqo laga qabsan mid gaar iyo mid gudba esteemed lagu sameya , schooladki caruuta aysan dhigan dib u dhaca ku dhacay UNESCO lala socodsiya, Haycada Daryeelka caruurta ee UN waa in lala socodsiya site effectiga ay ku dhalisey caruurtasi physiologically iyo moraly dhibka uu Xildhibanada Baydhaba Imadenn Sameyeey oo Shwerif Hassan Abe uu yahay.

  4. Rugged although the military life, the lightning of ‘ acer joy invites. Who dies for his country is very experienced; frond dell’allor never slackens. The sooner that languish for long trouble, it is better to die in the flower of their age. Who dies and who does not give a sign to the glory of the future age, is unworthy of fame.

  5. Aspra del militar
    benché la vita,
    al lampo dell’acciar
    gioja l’invita.

    Chi per la patria muor
    vissuto è assai;
    la fronda dell’allor
    non langue mai.

    Più tosto che languir
    per lunghi affanni,
    è meglio di morir
    sul fior degli anni.

    Chi muore e che non dà
    di gloria un segno
    alla futura età,
    di fama è indegno.

Comments are closed.