Dhegeyso:- Isbaarooley oo Isbaaro ku eedeysey Beesha Biyamaal

11
134

isbaaro milaraImaan Cabdulahi Khaliif oo ka mid ah Odayaasha beelaha Habar Gidir ayaa sheegey in isbaarooyinkii laga hishiiyey in laga qaado gobolka shabelaha hoose ey weli yaalaan qeybo ka tirsan gobolka.

Imaanka ayaa sheegey in hishiiskii ay ku saxiixdeen beesha goboka degta ee biyamaal iyo kuwa socodka ku yimid ee habargidir uu uu qeyb ka ahaa in isbaarooyinka la wada qaado oo aan cidna lo deyn.

Imanka ayaa waxaa uu beesha biyamaal ku eedeeyey in ey weli sidii u heystaan isbaarooyinkoodii eyna u yaalaan deegaanka numbar 50, Ceel Wareegow, iyo Sil Caafimaad waxaana uu ku nuuxnuuxsadey in ey haboon tahay in isbaarooyinka la wada qaado ama la wada dhigto.

 

Imaan Cabdulahi Qaliif
Halkan Hoose Kaga Dhegeyso Mobilkada

 

Imaan Cabdulahi Qaliif Mobil

 

Daafeet.Com

11 COMMENTS

  1. Imaam khaliifow marka aad leedahay isbaarooyinka hala qaado mawaxaad ilowday in 22sano ay tuugada beeshaada isbaarooyinka u yaaleen gobolka shabeelada hoose..? mise kuleelka isbaarada ay leedahay ayaa maanta idin taabtay..?
    Imaam khaliifow ma ilowday maalinta aad beeshaada ku tiri beesha biimaal waa beel ugaarsi kuheyso beesheena ee aan la dagaalano..?
    mise hadalka aad sheeegeyso ayaanba koontaroolneyn..?
    Imaam ma ilowday maalinta aad xasuuqdeen reer shabeelada hoose gaar ahaan dhacdadii ka dhacday gaywarow ee biyaha webiga aad ku iibsan jirteen..?
    mise waxaad ilowday maalinta geesiga beesha biimaal aad ku disheen xeebta marka oo hilibkiisa aad aasteen si arxandarana aad u disheen..?
    mise waxaad ilowday maalinta aad disheen nabadoonka beesha biimaaal ee aad tiraahdeen alshabaab ayaa dishay..?
    mise waxaad ilowday canshuurta baada ah ee aad ka qaadi jirtay gobolka aadna ku iibsan jirteen hubka noocyadiisa kala duwan si aad ugu cadaadisaan reer gobolka shabeelada hoose.?
    Mida kale imaamow waa la soconaa hadii aan nahay beesha biimaal jarta cusub ee aad degteen adiga iyo inta arimaha gudaha kashaqeysa ee aad rabtaan inaad ciidan cusub oo beeshaada ah aad so dhigtaan gobolka oodhan si aad mar 2aad xukun milateri ugu qabsataan gobolka..
    Ciidan galgaduud kasocdo gobolka loogama baahna ee ciidamadaas la aad meelaha ay amaan darida ku badan tahay si ay wax ugu qabtaan ee shabeelada hoose ma aha..
    Fariin ku socota reer Shabeelada hoose meelwalba ay joogaan Ogaada Hadii Ciidan Galgaduud kasocdo gobolka loo soo bedelo in aadan gobolka faraha ku heynin ee aad koyto ka tihiin gobolkiina..Hadiise larabo in ciidan gobolka la keeno maa la tobobaro dhalinyarada deegaanka ee gobolka u dhashay..abti timirba laf ayaa ku jirto ciidamadan cusub ee gobolka la keeni rabo ilama fiicna ee hala soo ogaado ciidamadaas gobolka laga soo xulay..

      • Ahmed Osman abti taas mahadsanid malaha ee waa waajib na wada saaran hada kadib inaan gobolkeena difaacano oo aan marmarsi dambe nalgu helin ileen gobolka anaga ayaa ka seexanay hadaan nahay reer shabeelada hoose mooyee oday noocan oo kle ah gobolka afka kuma soo taagi lahayn…

  2. walee aduun waa yaab habirgedir marka maxaaka galey oo aawey dadkii kuabtirsan jirey aawey dhulkaan hada la heley dhinacna darood dhinacna habirgedir.

    • ninkaan isku sheegay inuu yahay imaam waa ibliis ibliis dhalay aan laheyn aabo oo hooyadiisa iyadoo ari raaceysa ayaa la wasay sidaasina ku calool galay waxaan sidaa u leeyahay sida uu ugu dhiiran yahay in biimaal oo dhulka wax ku leh in uu yiraahdo isbaaro ayuu dhigtay anigana waan dhiganayaa sow ma oga in biimaal is baaro iska daayee uu adiga iyo walaashaa ku wasi karo gobolka sh/hoose bartuu doono waxaan ku leeyahay ku laabo galguduud hadii kale no50 ayaa laguugu xabaali doonaa

  3. Waxaa iga suaal ah gobolka sh.hoose ma dhaqtar baa u qorey iney cadowga ka difaacaan beesha biimaal kaliy?. Suaasha labaad qabiilada kale sida digil iyo mirif maxaa helay oo ay la hurdaan? Mise marka cadow iska dhicis ay taagan tahay sheekadu kuma jiraan? Oo marka ragg badan markey dhiigooda maalkooda naftooda ku seegaan arin heerkaas gaarsan dhulkii lagu xureeyo miyey jago iyo iney gobolka la leeyihiin usoo istaagaan?…. waayo cadowga biimaal waa cadowga digil iyo mirif waxaan la yaabanahay sababta keentey in jiifsadaan ama websit iyo idaacad ku ikaadaan? War dhulkii maad ilaawdeen inaad leedihiin? Ma waxaad dhulkeenii h/gidir siiseen? … walaalayaal hurdada ka toosa waxaa la idin ka rabaa hantidiina dhiigiina inaad u hurtaan aadna soo garab istaagtaan walaalahiina beesha biimaal dhulka waa dhulkeena cadowgana ka difaacano asc

    • Ciyaalka xaafada waa sax abti..
      digilow hurdada ka kaca wallahi qeybtiina ayaa maqan mooyee Tuugo dambe gobolka laguma arki lahayn..
      Mise waxaad hurdada ka kacaysaan marka gobolka lala wareego ayaad dhihi doonaa maalinta biimaal dagaalamayey ayaa inaan dagaal galno noo fiicnayd laba awood ayaana noqon lahayn maantase keligeena ayaan nahay…
      taasi waa sheekadii 3da dibi ayadoo run ah yey nagu wada dhicin hadii aan nahay reer sh.hoose hurdada ka kaca walaalihiina biimaalna garab istaaga By:wiil biimaal

  4. Reer sh/hoose maanta waxaan rabaa inaan arin sir ah idin sheego aadan warba u heyn hadaad rabtaan inaad dhulkiina maamulkiisa hanataan mid kaliya sameeya habar digir iska dhicis ayey wax ku leedahay ee iska dhiciya hadaad madaxa ka jawisaan midka hoogaanka u hayo iyo kista daba socota kuna wadadaan garaacis ilaa ay gobolka arintiisa faraha kala baxaan ha ka harina. Hadey ka haraana ha joojinina ilaa gobolka laga waayo midkooda waxaana la idin ka rabaa midkiina haduu jirado dabadeedna dhaqtar u tago laguna soo yiraahdo waxaa dawo kuu ah dhiig h/gidir waa in gobolka laga heli dawadaasi guri ceel iyo dhuuso mareeb waa in looga doonaa. Mida labaad ha sugina iney dowlada habar gidir idin ka celiso horaa waxaa loo yiri nimey shantaada kaa celin sharci kaama celiyo. H/gidir madaxa ka garaaca dowladuna markey aragto in h/gidir naf la caari tahay iyagagaa ceshan doonee ileen waa caruurtii dowlada sidaasi wax u fahma intaasina waa iga dardaaran

    • Horseed boy Thanks bro.
      waa Dardaaran walaal..
      Hadii aan kuwan leyska dhicina wax kaa dhicinaayo majirto waayo lataliyaha madaxweynaha waa ayaga waana ninka u baneeyey inay gobolka oo dhan cayr maamulaan..
      midka 2aad waa arimaha gudaha waa ninka hada inay habar gidir deegaanka ka mid noqoto raba..
      midka 3aad jaamac balow waa ninka baabiiyey walaalaheena reer gaywarow.
      mida 4aad indha cade waa ninka sidoo kle gobolka baabiiyey dowlada ayuuna xubin ka yahay…marka shanta ha leyskaga dhiciyo si arinta gobolka ay dadka deegaanka u maamulaan thnks

  5. Waa arin khayr leh haddii la arko H/gidir oo dhaheyso Isbaaro ha la dhaafo.
    Su’aasha waxay tahay: Habargidir markii qori caaradiisa looga soo saaray deegaanada gobolka Sh/hoose miyey qorsheyneysaa inay adeegsato qaabab kale oo ay ku soo laabato?
    Muxuu ahaa qorshihii ay MARKACADEY la tageen wafdigii wasaarada arimaha gudaha? Wafdiga inta aan ka xasuusto waxay ku doodeen in ciidamo loo keeno dadka deegaanka. Fariintaasi yaa soo faray ma garaneysaan? Cid kale ma ahan waa ninkan H/gidir ee sheeganayo Imaamka H/gidir, waxay doonayaan in magic dowladeed ay ku soo laabato H/gidir…………
    H/gidir waa tuugo… soomaali oo dhan wey ogaatay arintaas ee yaan la idiin kadinin

  6. Jaamac arintaas waa sax..
    qori caaradiisa waxba waa ku socon waayeen
    magac dowladeed ayaa la rabaa in gobolka habar gidir loogu soo celiyo..
    mar hadii dhanka ciidanka lagaa qabsadana wax aad tahay aa iska yar ee ciidan aan gobolka ahayn yaan la ogolaan waa iga dardaaran reer shabeelada hooso…thnks

Comments are closed.