Monthly Archives: June, 2013

Browse our exclusive articles!

Odey dhaqameedyada Gobolka Shabeelaha Hoose oo ku Hishiiyey ineysan Hishiinin

In ka badan mudo lex bilood ah waxaa magalada muqdisho uu kulan uga socdey odey dhaqameedyada kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose kulankaasi oo ey...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta kulan la yeeshey Wasirka Horumarinta Calamiga ee Norwey

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Wasiirka Horumarinta Xiriirka Caalamiga ah ee Norway Mr. Heikki Holmes. Kulankan waxaa...

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliya Inj Yariisow oo ka hadley arimaha Xasan Dahir Aweys

Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya, Inj. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo ka hadlay arrintan ayaa sheegay inuusan diyaar u ahay inuu hadda ka hadlo qorshaha dowladda...

Dagaal goor dhaweyd ka Qarxay Bartamaha Magalada Kismaanyo

Dagaal culus ayaa goor-dhow ka qarxay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaasoo u dhexeeya maleeshiyooyin magaalada kuwada sugan, iyadoo ay xirmeen...

Madaxweyneyaasha Wadamada Kenya iyo Ugandha oo ka wada hadley Arimaha Somaliya

Madaxweynayaasha  Uganda iyo Kenya oo si wada jir ah u kulmay ayaa sheegay inay ka wada shaqeyn doonaan Sidii wadamo badan ay u heli...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img