Xuska munaasabadda 26-ka June oo ah maalintii gobollada Waqooyi ee dalka Soomaaliya ay ka xorroobeen gumeystihii Ingiriiska ayaa xalay laga qabtey magaalada Muqdisho ee...
Wararka naga soo gaaraya Degaano katirsan Konfurta Mudug ayaa shegaya in Hogaamiyihii hore ee Xisbul-islaam ee la midoobay Al-shabaab Shiikh Xasan Daahir uu ku...
Wararka aynu ka helney Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in goordhow ay ka degeen garoonka diyaaradaha ciidamo cusub...