Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu dhaariyay saraakiisha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo kan Nabadsugida oo khamiistii aan soo dhaafnay Golaha Wasiirada Soomaaliya ay meel mariyeen.
Xaflada...
Wabiga Shabeele oo ka tirsan wabiyaasha mara Gobolada dalka Soomaaliya ayaa fatahaad xoogan waxa uu ka geystay Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasoo ay ku qaxeen...