Monthly Archives: May, 2013

Browse our exclusive articles!

Ra'iisul wasraha dowlada federalka oo dhaleeceeyey Qaraxii shaley ka dhacay Magalada Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon ayaa dhaleeceeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay fal...

Alshabab oo xaley Weerar ku qaadey Degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubada Hoose

Wararka aynu ka helney  gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda al-Shabaab ay xalay weerar gaadmo ah ku qaadeen magaalada Dhoobley ee...

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Isgoyska KM-4 ee Magalada Muqdisho

Qarax ismiidaamin ah oo ey soo maleegeen Alshabab ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Isgoyska KM-4 Qaraxaas oo ey ku dhinteen ugu yaraan 13...

Somalia’s two decades of chaos – chronology

A timeline of developments over the past two decades in civil-war ravaged Somalia, where almost 260,000 people died of famine between 2010 and 2012,...

Bomb targets Qatari delegation in Somalia

A suicide car bomb targeted an African Union convoy carrying a Qatari delegation in Somalia on Sunday morning, authorities said. All members of the convoy...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img