Monthly Archives: May, 2013

Browse our exclusive articles!

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cabdi Faarax Laqanyo oo in Beesha Xawaadle eysan kala noqon kalsoonida Dowlada

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cabdi Faarax Laqanyo ayaa beeniyay in go’aankii shalay ay beesha Xawaadle ku sheegtay inay kala laabtay kalsoonida dowladda Soomaaliya uu ahaa...

Beesha Xawaadle oo Kulan ka Dhacay Magaalada Baladweyne ku shaacisay in ay kal soonidii kala laabteen Dowlada Federaalka Ee soomaaliya

Beesha Xawaadle oo Kulan ka Dhacay Magaalada Baladweyne ku shaacisay in ay kal soonidii kala laabteen Dowlada Federaalka Ee soomaaliya. kulan xasaasi ah oo maanta...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta u kicitamey Dalka Jabaan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Jabaan halkaasoo uu kaga qaybgalayo shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya...

U.A.E. lifts visa requirements on Canadians signalling end of diplomatic dust-up

The Canadian Press Wednesday, May 29, 2013 OTTAWA -- Canadian passport holders travelling to the United Arab Emirates will no longer require visas in advance. The move marks...

War culus Gudoomiyaha gobolka shabeelada hoose oo shegay in diyaradii shalay ku burbutay buulo mareer ay maamulkooda adeegsan jireen

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Cabduqaadir Sidii ayaa sheegay in diyaaradii shalay ku soo dhacday goob 4 KMT u jirta degaanka Bulo mareer ay iaygu...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img