Kulan looga hadlaayay Amniga iyo Horumarinta degmada Afgooye oo lagu qabtay degmada

0
42

Kulan looga hadlaayay Amniga iyo Horumarinta degmada Afgooye oo oo ay ka qayb galeen qaybaha kala gedisan ee maamulka degmada  iyo xubno kasocday Jaaliyada dibada ee degmada Afgooye  ayaa waxaa lagu qabtay degmada.

Kualankaasi waxaa goobjoog ka ahaa isla markaana warbixintan inooga soo diray Wariyeheena Maxamed Kaafi .

Warbixin kaafi iyo Afgooye