Monthly Archives: December, 2012

Browse our exclusive articles!

Amisom oo sheegtey in ey sugi doonaan amaanka goobaha ey kala wareegaan Alshabab

Taliyeyasha ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaca ka qaaday inay ku dadaalayaan sidii ay sugi lahaayeen ammaanka deeganada Shabaab ay kala wareegaan ciidamada Dowladda...

Maxaad Kala Socotaa Qabiilada iyo Jufooyinka ay ka soo Kala Jeedaan Wasiiro Kuxigeenada iyo Wasiiro Dowlayaasha

1. Faarax Sheekh C/qaadir Wasiiru dowlaha Madaxtooyada, Beesha Shanaad/Reer Aw-Xasan. 2. Dr. Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, Hawiye/Murasade 3. Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru...

Ciidamada Dowlada iyo Al-Shabaab oo ku Dagaalamay Duleedka Garbahaarey

Labo nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa lagu dilay dagaal maanta ka dhacay deegaanka Birtadheer oo oo u dhow degmada Garbahaarrey ee xarunta...

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirrka gaashaandhiga oo gaaray Degmada Garbahaareey

Wafdi uu horkacayo wasiirrka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi ayaa gaaray magaalada Garbahaarey. Wasiirrka gaashaandhiga iyo wafdiga uu horkacayo ayaa waxaa garoonka...

Baarlamanka Soomaaliya oo ansaxiyay 15-ka Gudi

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho kuyeeshay kulankoodii  34-aad ee kalfadhiga 1aad ayaa ka hadlay sidii loo habeyn lahaa gudiyada baarlamanka iyadoo warbixino laga...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img