Warar aynu dhawaan ka helney magaalada Garoowe ee Casimada Puntland ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay xabsiga dhigeen nin u dhaq dhaqaaqa daryeelka bulshada...
Ciidamada dowladda Soomaaliya kuwa Itoobiya oo maalin ka hor la wareegay degmada Ufurow ee gobollka ayaa wararka soo baxaya waxaa ay sheegayaan in ciidamada...