Dagaal ka dhacay xaley magalada Kismaanyo

0
40

Iska hor imaad ayaa lagu soo warmayaa in uu xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose.

Iska hor imaadkani ayaa wuxuu u dhaxeeyaa Ciidamo gadooday iyo kuwa hoostaga maamulka kumeelgaarka ah ee halkaa ka taliya.

Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in Ciidamada gadooday ay taageersan yihiin Sh. Aw-libaax oo ka carooday maamulka ku meelgaarka ah ee loo sameeyay Magaaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose.

Ilaa iyo hada macadam qasaaraha ka dhashay iska hor imaadkasi hase ahaatee dad goobjoogayaal ah ayaa ku waramaya in iska hor imaadku uu muddo socday.

Daafeet.Com