WARARKA

Aqriso: Gudoomiyaha Baarlmaanka oo ka Hor Yimid Go,aankii Lagu Kala Direy Gudiga Maliyada

Warqad qoraal ah oo uu soo saaray gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliya ayuu ku sheegay in aysan sharci eheyn kala diristii la kala direy...

Dhegeyso Jabhada ONLF oo Sheegaytey In aaney Marnaba Ka Tanaasuli Doonin Mowqifkoodii Hore

Madaxda ugu sareysa jabhada ONLF ayaa sheegay in ay marnaba ka tanaasuli doonin gobanimo u raadinta dhulka Soomaali Galbeed ee Soomaalida Itoobiya, waxa ayna...

Dowladda Dhexe oo Qorshe Cusub la Damacsan Doorashada Koonfur Galbeed.

Wasiirka amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) iyo taliyaha ciidanka booliska ee maamulkaas Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan ayaa Muqdisho kulamo kula...

Amisom oo Dalbatey In Laga Taageero Dhinaca Dhaqaalaha iyo Qalabka Dagaalka

Taliyeyaasha Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa dalbaday taagero dheeraad ah oo ku aadan dhanka qalabka iyo maaliyadda si ay u dardargeliyaan shaqooyinka ay...

Dhegeyso: Axmed Madoobe oo Dhaliin Usoo Jeediyey Madaxda Ugu Sareysa Dalka

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa warbaahinta u sheegay in xaaladda Soomaaliya xilliggaan ay ku sugan tahay ay tahay Mid u baahan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img