WARARKA

Bananbax Lagu Taageeraayo Mooshinka oo Maanta Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Banaanbax aad u balaran oo lagu taageeraayo xildhibaanada mooshinka ka gudbiyey madaxweynaha dowlada federaalka ayaa maanta ka dhacay magalada baydhaba. Banaanbaxan oo ay kasoo qeyb...

Bananbax Ay Soo Abaabuleen Maamulka Gobolka Banaadir oo Haatan Ka Socda Magalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka socda bananbaxyo looga soo horjeedo mooshinka shaleyto laga keenay madaxweynaha dowada federaalka somaliya Mxamed Cabdullahi Farmaajo. Banaanbaxani ayaa soo...

Akhriso: Hindise Sharciyeedka Maanta Laga Gudbiyey Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaanada goalaha shacabka ayaa maanta hindise sharicyeed la rabo in xilka looga qaado ka gudbiyey madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Hindise sharciyeedka oo...

Qarax Miino Ah oo Koldhaweyd Ka Dhacay Duleedka Magalada Muqdisho

Gaari ay wateen ciidamo ka tirsan dowlada ayaa kol dhaweyd qarax lagula beegsaday deleedka magalada muqdisho. Goobjoogayaan ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa...

Southwest Security Concern

As concerned citizens of Southwest State (SWS)of Somalia

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img