Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweysay go’aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu uga qaaday Cunnaqabateynta hubka ee Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda federaalka...
Hogaamiyaha Macawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay dib ugu soo laaban hayaan deegaanadii laga xureeyay sanad ka hor.
Cali Jeyte oo...