WARARKA

Dowlada oo Hub Tiro Badan Geysay Magalaada Hobyo

Dowladda Dhexe ayaa lagu soo warramayaa in hub iyo saanad Milatari ay ka dajisay degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Wararka ayaa sheegaya in hubkaasi...

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo Maanta Ku Dagaalamay Degmada Awdheegle ee Gobola Shabelaha hose

Dagaal ayaa saakay waaberihii hore waxaa uu Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ururka Al-Shabaab ku dhexmaray Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose., Dagaalka ayaa yimid...

Kulankii Koowaad ee Kalfadhigii 6aad ee Baarlamaanka oo Maanta Furmaya

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulankoodii Koowaad ee Kalfadhiga 6aad oo dhawaan furmay ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Fadhiga Golaha Shacabka ayaa maanta ajandihiisa yahay dhageysiga...

Ciidanka Boliiska oo Soo Qabtey Dabley Dil u Geystey Taliye Ciidan

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay Ciidan ku sugnaa Kontroolka Hoteelka Naasahablood2 ee Muqdisho oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dilkii Taliyihii...

Dhegeyso: Webiga Shabelle oo Ku Fatahay Xaafado Ka Tirsan Magalada Baladweyne

Wabiga Shabeelle ayaa waxaa uu fatahaad hor leh ka sameeyey xaafado katirsan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyada oo dadka qaarkood ay barakaceen. Fatahaada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img