WARARKA

Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Mar Kale Magacaabay Madaxweyne Kuxigeenadii Hore

Madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib mar kale u magacaabay madaxweyne ku-xigeennadiisii hore Maxamuud Sayid Aadan iyo Cabduqaadir Xaaji Maxamuud...

Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Maamulka Koonfur Galbeed Ugu Baaqay Iney Gobolka Yimaadaan

Gudoomiye ku xigeen gobolka shabelaha hoose oo maalintii shaley la hadley warbaahinta magalada muqdisho ayaa hogaanka maamulka koonfur galbeed ugu baaqay iney yimaadaan gobolka...

Howlgalo Xalay Laga Fuliyey Degmada Afgooye oo Lagu Soo Qabqabtey Dad Kor u Dhaafay 100 Ruux

Ciidamo katirsan booliska Soomaaliya ayaa waxaa ay saacadihii la soo dhaafay howlgal dad lagu qabqabtay ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha...

Shacabka Reer Kanada oo Maanta u Dareeraya Xarumaha Cod Bixinta

Shacabka reer Canada ayaa maanta oo isniin ah codkooga ka dhiibanaya doorashada guud ee dalkaasi oo la filayo in ay mar kale dib ugu...

Agaasimaha Maamulka IMF, Kristalina Georgieva oo Sheegtey In Kulan Miro Dhal ah ay la Qaadatey Wefdigii Dowlada Somaliya ee Tegay Magalada Washigton

Soomaaliya ayaa dadaal ballaaran ugu jirta sidii looga dhaafi lahaa ama looga cafin lahaa deynta lagu leeyahay, waxaana maalmihii ugu danbeeyay magaalada Washington ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img