Reer Cabdicasiis Sheekh Saalax waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooday alaha u naxariistee Cabdulahi Sheekh...
Salaadiinta Reer Aw Digil ayaa maalintii shaley waxaa ay kulan wadatashi ah lu yeesheen magalada muqdisho, kulankaasi oo diirada lagu saarayay sidii wax looga...