WARARKA

Daawo Wareysi aad u Xiiso Badan oo aan La Yeelanay Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye

Wareysi aad u xiiso badanoo taabanaya dhinacyo badan la yeelanay Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye oo booqasho gaaban kusoo gaaray dalka kanada. Xildhibaanka ayaan ka wareysanay...

Aqriso Warmurtiyeed Kasoo baxay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Galmudug

Odayaasha dhaqanka beelaha Galmudug oo habeenkii xalay shir iskugu yimid magaalada Dhuusamareeb ayaa war-saxaafadeed ay ka soo saareen kulankooda ku cadeeyay mowqifkooda dhismaha maamulka...

Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Sheegey in Xukuumada ay La Damacsaneyd Shirqool Axmed Madoobe Xiligii Doorashada Ka Hor

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo Shalay loo doortay inuu noqdo Hoggaamiyaha Isbaheysiga Madasha Xisbiyada Qaran ee looga dhawaaqay Muqdisho ayaa...

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Somaliya oo Sheegay In Hay’adaha Ka Qeyb Qadan Doonaan Gurmadka Fatahada

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya Danjire; James Swan, ayaa sheegay in ay hay'adaha Caalamiga diyaar u yihiin taageerada loogu gurmanayo...

Dhegeyso: Odayaasha Dhaqanka Beesha Tuni oo Fariin Adag u Direy Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose

Odayaasha dhaqanka beesha Tuni ayaa fariin adag u direy gudoomiyaha gobolka shabelaha hoose Ibraahin Cali Aadan ( Najax ) ayaga oo ku eedeynaya in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img