WARARKA

Amisom oo Markii ugu Horeysay Ka Hadashay Dilkii Almaas Loogu Geystey Gudaha Xerada Xalane

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa War kasoo saaray dilkii gudaha Xalane oo loogu geystay Almaas Elman Axmed oo aheyd diblomaasi hore iyo ruux...

James Swan oo Sheegay Cida Caqabada Ku Ah In Somaliya Ka Dhacdo Doorasho Qof iyo Cod ah

Wakiilka Gaar ah ee Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa u sheegay Golaha Amaanka Qarramada Midoobey in khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo ka Hadley Dilkii loo Geystey Almaas Elman

Shalay waxaa Gudaha Xerada Xalane oo ay AMISOM gacanta ku heyso lagu dhex-dilay Almaas Elman oo mar soo noqotay Xoghayaha koowaad ee Safaarada Somalia...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Denjiraha Jaban

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Japan u qaabilsan Soomaaliya. Danjiraha dalka Japan Horie...

Wakiilka Qaramada Midoobay Somaliya oo ugu Baaqay Xukuumada Inay La Shaqeyso Maamul Goboleedyada

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa mar kale ugu baaqay dowladda federalka iyo dhamaan dowladdaha xubnaha ka ah iney dib u bilaabaan wada shaqayntoodii,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img