WARARKA

Aqriso Qaraal ay Xisbiyada Madasha Qaran oo ku Eedeynaya Dowlada Itoobiya in ay Tacdiyaad ka Wado Gobolka Gedo

War-saxaafadeed ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa ay kaga hadleen dhibaato ay sheegeen in Ciidamada Itoobiya ay ka wadaan Saddex degmo oo...

Xukuumada oo Joojisay Gebi ahaan Muxaadaro uu Shekh Umul Ku Qaban Lahaa Magalada Muqdisho

Dowladda Soomaailya ayaa in gabi ahaanba la joojiyay muxaadarro muran weyn dhalisay oo maalinta Barri ah lagu waday in Garoonka Eng Yariisoow uu...

Golaha Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyada Sanadka 2020

Xildhibaannada Golaha Wakiilada maamulka Puntland, ayaa Sabtida maanta ah ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka oo Khamiistii ay wasaaradda Maaliyadda u gudbisay Baarlamanka. Kulanka oo...

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubaland oo ka Hadley Faragelinta Xukuumada ku Heyso Maamulka Jubaland

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya ay fara-galin ba’an ku heyso deegaannada Jubbaland oo sida uu hadalka...

Daawo Afar Sano ka Dib Halka uu Maraayo Iskoolka Deegaanka Awcusmaan ee Degmada Walaweyn

4 Sano iyo bar ka hor ayey eheyd kolkii ay qurbo joogta deegaanka Awcusmaan ee degmada Walaweyn isku xilqaameen sidii ay ku hirgelin lahaayeen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img