WARARKA

Hay’ada sirdoonka somaliya oo sheegtey in qarixii Ex kontrool uu ku lug lahaa dal shisheeye

War kooban oo ka soo baxay hay'adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qaraxii 28kii bishan ka dhacay Ex Koontarool Afgooye...

Daawo Dr Sheikh Nuur Abukar oo Ka Laabtey Mowqifkiisii hore taageerayna Maamulka Cabdicasiis Lafta Gareen

Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo an la yeelaney Dr Sheikh Nuur Abukar Qasin ayuu ku cadeeyey in uu taageersan yahay maamulka konfur galbeedd ee...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Airporka Adan Cade Ka Sagootiyey Dhaawac loo Qaadayey Dalka Turkiga

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa ee ku waxyeelloobay...

Ciidamado kawada tirsan dowlada oo ku dagaalamay xaafada tarabuunka ee degmada hodan

Waxaa Maanta xaafada Tarabuunka degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir ka dhacay dagaal sababay khasaaro kala duwan ,kaas oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan dowlada...

Turkiga oo diyaarad iyo dhaqaatiir usoo dirtey dalka somaliya

Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalaya qarixii argagixiso ee shalay ayaa si deg deg ah ugu soo gurmatay dadkii Soomaaliyeed oo dhaawacyadu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img