WARARKA

Maamulka Gobolka Banaadir oo Iclaamiyey Maalinta Khamiista bananbax looga soo horjeedo Alshaab

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa iclaamiyey in Maalinta Khamiisto ah ee soo socota uu Magaalada Muqdisho ka dhaco banaanbax looga soo horjeedo Al-Shabaab. Maamulka Gobolka Banaadir...

Xildhibanada labada aqal oo maanta meel mariyey miisaaniyada sanadka 2020

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka 2020, kaasi oo maalmihii...

Ku Dhawaaqista Xildhibaada Maamulka Galmudug oo Mar Kale Dib u Dhac Ku Yimid

Sida ay xaqiijiyeen gudiga doorashooyinkamaamulka Galmudug Dib u dhac ayaa ku yimid ku dhawaaqista Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug. Waa markii labaad ee uu dib u...

Madasha xisbiyada qaran oo shir looga hadlaayo amniga iyo sharciga doorashoyinka ku yeeshay magalada muqdisho

Hoggaanka madasha xisbiyada Qaran ayaa xalay shir gaar ah ku yeeshay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlay weerarkii xooganaa ee maalin ka hor...

Madaxwenaha dalka Turkiga oo cambaareeyey qaraxii ka dhacay Ex koontarool

Madaxweynaha dowlada Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa sheegay in uu dowladdiisu siweyn u cambaareyneyso Qaraxii ka dhacay magalada muqdisho oo ay ku dhinteen in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img