WARARKA

Dhegeyso: Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo oo ka hadley safar la filaayo in madaxda dowlada ku tagaan Gobolka Gedo

Gudoomiye ku xigeen koowaad ee gobolka gedo ahna madaxa amniga iyo siyaasagda gobolka Cismaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in gobolka ay kusoo wajahan yihiin...

Dhegeyso: Gudoomiyaha gudiga guurtada somaliland oo sheegay in farmaajo uusan iman karin somaliland

Gudoomiyaha golaha guurtada somaliland Saleymaan Maxamuud Aadan oo maanta ka hadlay fadhigii golaha guurtada ay maanta ku yeesheen xaruntooda ayaa shegay in reysulwasaaraha itoobiya...

Masuul ka tirsan maamulka gobolka banaadir oo lagu xukumay 3 sano oo xarig ah

Maxkamda ciidmada qalabka sida ee Soomaliya ayaa ku xukuntay ku simahihii agaasimaha shaqada gobolka banaadir Nuur Cali Axmad (Mahad Alle) Xabsi Ciidan oo 3...

Ciidamo ka tirsan dowlada oo qarax lagula beegsaday deegaanka dharkanleey

Ciidamo ka tirsan dowlada ayaa qarax miino ah lagula beegsaday ayagoo maraya xaafada xoosh ee degmada dharkanleey ee gobolka banaadir, kaasoo geystey dhimasho iyo...

Sarkaaal sare oo ka tirsan Alshabaab oo malaayiin doollar la dul dhigay

Dayuurad aan la aqoon dalka laga leeyahay ayaa magaalada Diinsoor ee gobolka Baay saaka ku daadisay warqado ay ku qoran yihiin magaca Jehad Serwan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img