WARARKA

Dhegeyso: Xildhibanada Deegaan Doorashadoodu Tahay Puntland oo Sheegay In La Xaliyey Khilaafkii Shahaadooyinka

Xildhibaanada deegaan doorashaduudu tahay puntland oo shir la qaatey madaxweynaha dowlada federaalka ayaa sheegay in kulankoodii uu si wanaagsan kusoo dhamaaday isla markaana la...

Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Ku Dagaalamay Duleedka Degmada Baardheere

Wararka aynu ka helayno degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu duleedka degmada Baardheere ku dhex-maray Ciidamo ka tirsan...

Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusuna oo Sheegay in loo Baahan Yahay In La Dhiso Gole Ilaaliya Federaalnimada

Qoraal ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug ee Garabka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa beesha calaamka looga dalbaday dhismaha Gole loo...

Dhegeyso: Cudurka shubun biyood oo ka dilaacay degmada jalaqsi

Waxaa sii kordhaya tirada caruurta uu soo ridanaayo shuban biyoodka kaasoo hada kor u dhaafay 70 caruurta la dhigay cistitaalka degmada jalalaqsi ee gobolka...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo Hanjabaad u Direy Dowlada Federaalka

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamul Goboleedka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso inay Ciidamo farabadan geyso deegaano ka tirsan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img