WARARKA

Reysulwasaare Kheyre oo Sheegay In Dib u Habeyn Lagu Sameyn Doono Cadaalada Dalka

Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska sanad guuradii 50-aad ee ka soo wareegatay maalintii la asaasay ciidamada Asluubta Soomaaliyeed. Munaasabadda xuska oo ka dhacday...

Dhegeyso: Ahlusuna oo Sheegtey Inaan Loo Dulqaadan Karin Bandowga Lagu soo Rogey Dhuusamareeb

Maamulka Ahlusunna waljameeca ayaa ku dhawaaqay inaysan u dulqaadan doonin bandowga Dowladda Soomaliya ay ku soo rogtay Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Xildhibaan Cibaado...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amar Kusoo Rogey Gudoomiyeyaasha Degmooyinka

Shirka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, kaasoo uu shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada...

Madaxaweyaha Dowlada Federaalka oo Maanta Saxiixay Sharciga Doorashooyinka Qaranka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku saxiixay Sharciga...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amar Cusub Kusoo Rogay Shirkadaha Adeega Forex

Warqad goor dhow kasoo baxday xaafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa lagu hakiyey bixinta rukhsadaha ama diiwaan gelinta shirkadaha ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img