WARARKA

Akhriso: Qodobadii Kasoo Baxay Kulankii Beesha Mudulood ee Shalay Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay shirka watashiga beelaha Mudulood oo ay ka qeyb-galeen siyaasiyiin kasoo jeedda beesha, oo ay ka mid yihiin madaxwenayaal...

Muxuu Salka Ku Hayey Kulankii Xildhibaan Cali Afgooye Iyo Shariif Xasan Ay Ku Yeesheen Magalada Jiddah

Xog ay daafeet Media ka heshay magalada jeddah ee dalka sacuudi arabia ayaa waxaa aya sheegeysaa in Shariif Xasan Sheekh Adan oo horey u...

Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegay In Howlgalo Laga Fuliyey Deegaano Ka Tirsan Gobolka

Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay faah faahin Guud ka bixiyeen howlgal Saacadihii la soo dhaafay Ciidanka dowladda Soomaaliya ay ka fuliyeen deegaano...

Dowlada Somaliya iyo Hay’ada WFP oo Heshiis Kala Saxiixday

Dowladda Soomaaliya iyo Barnaamijka Cuntada Aduunka ee loo soo gaabiyo (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis is faham ah kaas oo Dalka dhan loogu sameynayo...

Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir oo Codsadey In Caruurta Loo Dhiso Xabsi u Gaar ah

Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Muuse Macalin Maxamed oo khudbad ka jeedinayay munaasabad lagu maamuusayay maalinta aasaaska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in xabsiyada dalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img