WARARKA

Taliyaha Ciidamada Amisom u Hambalyeeyey Ciidamadii La Wareegay Janaale

Dhawaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM waxaa ay ururka Al-Shabaab kala wareegeen deegaanka Janaale ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose oo kamid...

Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeele oo Ansixiyey Miisaaniyada Sanadka 2020

Shir aan caadi eheyn oo Golaha Wasiirada Maamulka Hir-Shabeelle ku yeesheen magaalada Caasimada ah ee Jowhar ayey ku ansixiyeen miisaaniyada 2020, taasi oo...

Maxaadan Ogeyn oo Ka Socda Magalada Baydhaba

Warar aynu ka heleyno mgalada baydhaba ayaa sheegaya inay gabagabo mareyso soo xulitaanka baarlamaanka labaad ee uu yeelan doono maamulka cabdicasiis Laftagareen kaasoo la...

Turkish Airline oo Joojisey Duulimaadyadii Tooska Ahaa oo ay Ku Tegi Jirtey Dalka Somaliya

Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ayaa shaacisey inay joojisey duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Istanbuul sababo la xiriira Cudurka Coronavirus. Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ayaa...

Ciidamada Dowlada oo Sheegay Inay La Wareegeen Gacan Ku Heynta Deegaanka Janaale

Ciidamadda DANAB iyo gor-gor ayaa Al-Shabaab kala wareegay degaanka Janaale oo hoosyimaada degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha hoose kaasi oo muddo ka badan 10...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img