Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay siideysay rag uu ku jiro Guddoomiye kuxigeenkii hore ee degmada Afgooye, kuwaasoo loo xirey...
Warar saaka soo baxay ayaa sheegayey in Qof qaba Cudurka Corono lagu arkay Muqdisho, taas oo Cabsida la qabay sii kordhisey.
Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Soomaaliya...