WARARKA

Alshabab oo Degmada Ceelbuur Ku Toogatey 3 Ruux

Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur ku toogteen Saddex Ruux oo ay ku eedeeyeen inay Mareykanka kala Shaqeeyeen duqeymo uu la beegsaday Saraakiil...

Axmed Madoobe iyo Xubnihii Isbaheyga oo Dib ugu soo Laabtay Magalada Kismaanyo

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ay wehliyaan Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig iyo Sheekh Daahir oo labaduba kamid ahaa xubnihii isbaheysiga isbadaldoonka...

Warbixin Ku Saabsan Duqeymaha Ay Mareykanka Ka Geystaan Somaliya oo Lagu Sheegay In Dad Rayid ah Lagu Diley

Mareykanka ayaa sheegay Isniintii in ay dileen labo qof oo rayid ah ayna ku dhaawacmeen saddex duqeyn cirka ah oo ka dhacday Soomaaliya horaantii...

Maddaxweynihii Hore ee Somaliya oo Fariin ku Aadan Cudurka Coronoviruska u Direy Shacabka Somaliyeed

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hadlay Cudurka Coronavirus, kaasoo maalmihii la soo dhaafay ay korortay kiisaska...

Daadad Xalay Kusoo Rogmaday Magaalada Qardha

Wararka aynu ka heleyno magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay gudaha magaaladaasi uu ka da’ay roob xoogan oo sababay daadad geystay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img