WARARKA

Xafiiska Hantidhowrka Guud oo Ka Hadlay Musuqmasuqa Bahsan ee Ka Jira Wasaarada Caafimaadka

Xafiiska Hanti-Dhawrka Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu baarayo musuq-maasuq xooggan oo la sheegay inuu ka dhacay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, sida ku xusan...

Turkiga oo Imaaraadka Ku Eedeysey Inay Taageero Siiso Alshabab

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga waxay ku eedaysay Imaaraadka inay taageerayso kooxda al-Shabaab ee Soomaaliya, iyo sidoo kale himilada gooni goosadka ah ee Golaha...

Dowlada Federaalka oo Sheegtey In Ruux Walba oo ku Geeryooda Somaliya Loo Aqoonsan Doono Inuu u Dhintey Corono virus

Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo shir jaraa'id warbaahinta ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay...

Ciidamada Kenya iyo Alshabab oo Ku Dagaalamay Degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubada Hoose

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Hoosingow ee gobolka jubada hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dagaalameen ciidamada dalka kenya iyo kooxda ashabab. Dagaalka ayaa...

Maamulka Puntland oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanada Qardho

Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka warbixisay howlaha gurmadka ah ee loo sameynayo dadkii ka barakacay iyo kuwii ku hanti beelay roobabkii daadadka watay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img