WARARKA

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Qarax Lagula Beegsaday Gobolka Baay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxyo Ciidanka Itoobiya lagula eegtay gobolka Baay, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Qaraxyada oo dhamaantood...

Ciidamada Amisom ee Ku Sugan Dalka Somaliya oo Waqtiga loo Kordhiyey

Golaha Ammaanka ayaa isku raacay kulan 29kii Maajo ku dhexmaray qadka internetka in waqtiga loo kordhiyo howlgalka ciidamada Amisom ee Soomaaliya. Muddo sagaal...

Askarigii ninkii madowga ku dilay Minneapolis oo la xiray

Derek Chauvin oo ahaa askarigii ka dambeeyay dilka George Floyd ayaa la xiray kadib markii dadka reer Minneapolis ee gobolka Minnesotta ay sameeyeen...

Xildhibaannada tobannaanka sano kujira baarlamanka ma tahay xilligii ay ka fadhiisan lahaayeen siyaasadda

Waxaa Soomaaliya ka billaabatay doodda ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka baarlamaanka oo iyagana markaas kadib dooran doona madaxweynaha. Balse waxaa soo ifbaxeysa walaac kale oo...

Kuxigeenka Eregeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo Ka Hadley Dhalinyaradii Balcad Lagu Xasuuqay

War saxaafadeed kasoo baxay ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, ahna Isku duwaha Arrimaha Bani’aadanimo ee Soomaaliya Adam Abdelmoula ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img