WARARKA

Dhegeyso: Natiijo Hordhac ah oo Ka Imaaneysa Dhalinyaradii Lagu Laayey Deegaanka Gololey ee Gobolka Shabelaha Dhexe

Wararka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in natiijo hordhacah laga helay baaritaanka dhacdadii lagu laayaya howlwadeenada caafimaadka ee ka...

Gaari Hoomey ah oo Qarax Lagula Beegsadey Isaga oo Marayey Deegaanka Lafoole Ee Degmada Afgooye

Ugu yaraan 10 qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday 13 kalena way ku dhaawcmeen qarax miino oo haleeyay gaari hoomay ah oo marayay...

Gobolka Banaadir oo Matalaad ku Yeelan Doona Aqalka Sare Hadii Ay Meel Mariyaan Labada Aqal

Guddiga-wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee BFS ayaa maanta kulankoodii soo gabagabeeyey, waxayna warbixintooda ku saabsan Afarta Xeer ee loo xilsaaray...

Daawo Dr Cali Cabdi Baab oo Ka Hadlay Xildhibaanada Ku Raagay Siyaasada Dalka

Warbaahinta Daafeet Media ayaa qadka telfoonka ku tiigsatey Dr Cali Cabdi Baab ayaga oo ka wareystey xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka oo xilkaasi laga...

Siyaasiyiinta Mucaaradka oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan Kasoo Yeeray Reysulwasaare Kheyr

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caddeeyay mowqifkiisa ku aadan doorashada, isagoo xusuusiyay golihiisa Wasiirada in sharciyada ay ku joogaan xilalkana ku hayaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img