WARARKA

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Sheegay Inuusan Aqbali Doonin Wax Walboo Kasoo Baxa Shirka Somaliya iyo Somaliland

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa maanta sheegay in aysan Puntland marnaba raali ka ahaandoonin natiijo kasta oo kasoo baxda shirka Jabuuti...

Maxaa ka Cusub Kulanka Somaliya iyo Somaliland uga Socda Dalka Jabuuti

Waxaa weli dalka Jabuuti ka socda shirka wadahadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland iyadoo ay u kulmeen wufuudda labada dhinac si guud iyo si...

14-KA JUUN MAALINTA XASUUQA REER MAAYLAND Ee GALMUDUG STATE LAAKIIN!!

14-ka Juun waa xiliga loo asteeyay Maalinta Xasuuqa Reer Maayland Galmudug State, waxaana maanta oo kale ay ku beegaantahay kolkii aqoonyahano iyo ganacsato...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Magacaabay Gudi Xaliya Khilaafka u Dhexeeya Xukumada iyo Mucaaradka

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay guddi ka kooban sagaal (9) xubnood kuwaas oo loogu talagalay in ay ka shaqeeyaan...

Somali ku Xayirneyd Dalka Kenya oo Maanta Kasoo Degay Airporka Aadan Cade

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarad sidey muwadiniin soomaaliyeed oo mudo ku xanibnaa Dalka Kenya. Muwaadiniintan ayaa in mudo ah ku xayirnaa dalka kenya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img