WARARKA

Gudoomiye Ku Xigeenkii hore ee Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Arin Muhiim ah

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka shabelaha hooe ayaa bartiisa Facebooga soo dhigey arin la yaab leh oo ku saabsn dhul balaarsiga uu maamulka...

Madasha Xisbiyada Qaranka oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Kasoo Baxay Qaramada Midoobay

Madasha Xisbiyada qaran ee dalka ayaa war ay soo-saareen waxay ku taageereen codsigii 13-dii-May ee sanadkaan ee Golaha ammaanka ee Qaramada midoobe kaasoo ku...

Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Gudoomiye Cusub u Magacabay Deegaanka Lafoole

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa maamul cusub u Magacaabay degaanka Lafoole oo hoos yimaada degmada afgooye ee gobolka shabelaha hoose. Warqad kasoo...

Beesha Caalamka oo soo Dhaweysay Wadahadalada uu Farmaajo ugu Baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada

Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay soo-jeedintii Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed ‘Farmaajo’ ee 14kii Juun ee ku saabsanayd qabsoobidda shir dhexmara Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Waalida Gudoomiyeyaasha Degmada Walaweyn oo Gaartey Meeshii Ugu Dambeysay

Gudoomiyeyaasha degmada walaweyn Maxamed Koosto iyo Cumar oo maalintii shaley shir jaraaid ku qabtey degmada walaweyn ayaa ka hadley dagaalo kusoo noqnoqdey degmada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img