WARARKA

Dhegeyso: Wasiirka Waxbarashada oo Sheegay In Ardeyda Puntland Aysan Heli Doonin Shahaado

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa markale sheegay in ardayda degaannada Puntland oo aan ka qyeb-gelin Imtixaanka...

Dhegeyso: Wasiirka Cadaalada oo Ka Tacsiyadeeyey Dil uu Geystey Askari Ilaaladiisa Ka Tirsan

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay dil mid kamid ah ilaaladiisa uu Muqdisho ugu geystay Shaqaalo ka tirsanaa...

Dagaalo Ka Dhacay Degmada Bardaale ee Gobolka Bay

Dagaallo u dhaxeeya ciidamada degmada Bardaale ee gobolka Baay iyo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaano hoos yimaada degmada, sida ay...

Maxkamada Gobolka Galgaduud oo Xukun Daciif ah Ku Xukumay Rag Kufsi Geystey

Maxkamadda gobolka Galgaduud laanteeda Cadaado ayaa maanta riday xukun ay dadka la yaabeen, kaasi oo lagu xukumay rag loo haystay inay kufsi wadareed u...

Kulan Albaabada u Xiran oo ay Xalay Yeesheen Madaxda Maamul Goboleedyada

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan gaar ah oo ay xaley wada yeesheen madaxda maamul goboleedyada dalka oo hatan ku sugan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img