WARARKA

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo Ka Jawaabtey Warmurtiyedkii Kasoo Baxay Madaxda Maamul Goboleedyada

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Yarey ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayaan go’aanka kasoo baxay Shirka Madasha, islamarkaana ay ku shaqeyn doonaan go’aankooda. Waxa...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka Somaliya oo Gaarey Magalada Dhuusamareb

Ra’iisal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa goordhoweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Xasan Cali Kheyre iyo Wafdigiisa ayaa waxa garoonka diyaaradaha...

Maddaxwenaha Maamulka Galmudug oo ka Hadlay Wejiga Labaad ee Shirka Dhuusamareeb

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa khudbad ka jeediyay Xafladda Gunaanadka Shirka Wadatashiga dhuusamareeb one oo ay ka qeyb galeen Madaxda maamul goboleedyadda. Waxaa uu sheegay in...

Shil Diyaaradeed oo Maanta Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Baladweyne

Diyaarad xamuul ah ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, waxaana ka badbaaday saddex qof oo isugu jiray labadii duuliyayaal...

Akhriso: Warmurtiyeedka Kasoo Baxay Masuuliyiinta Maamul Goboleedyada

Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada uga socday Magaalada Dhuusamareeb labadii Cisho ee la soo dhaafay, kaasoo ka kooban Shan qodob...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img