WARARKA

Aqriso: Eexda iyo Dulmiga Aan Dhamaadka laheyn ee Lagu Hayo Shacabka Gobolka Shabeleha Hoose

Shaxdan aad aragtaan waa saraakiisha ka howlgala gobolka shabelaha hoose noocey doonaan ha ahaadeen, Tan ayaa waxaa ay ku tuseysaa eexda iyo dulmiga lagu...

Dhegeyso: Dani oo Ka Hadley Arimaha Ku Saabsan Doorashada

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa faah faahin ka bixiyay sababaha ay uga soo horjeesteen in waqtigaan dalka Soomaaliya ka dhici karin...

Maamulka Jubaland oo Ka Hadlay Kulankii Axmed Madoobe iyo Farmaajo

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa aqalka Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb kula kulmey Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxaa soo dhamaaday...

Webiga Shabeele oo Maanta Mar kale Ku Fatahay Degmada Afgooye

Wabiga Shabeelle ayaa maanta markale waxaa uu fatahaad horleh ka geystay Xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ka dhashay khasaaro...

Maamulka Degmada Afgooye oo Maanta soo Indha Indheeyey Halka uu Ku Webigu Kaga Fahatahy Degmada

Maamulka degmada afgooye oo uu horkacaayo gudoomiyaha degmada ayaa maanta soo indha indheeyey halkii uu ku fatahay webiga shabele kaasoo dhibaato ba,an u geystey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img