Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Xaalada Magaalada Afgooye ee Shabeellaha Hoose oo uu fatahaad ka sameeyay wabiga Shabeelle.
Shariif ayaa...
Warbixin ay soo saartay Wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kumanaan Qoys oo ku noolaa Degmada Afgooye iyo guud ahaan...