WARARKA

Shirka Mudulood oo Maanta Ka Furmey Magalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Mowlaca Khaliif Cabduqaadir Macalin Nuur ayaa Maanta oo Isniin ah ka furmay Shirka wadatashiga ah ee Beesha Mudullood, kaasoo...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Rajicuun

Bahda Daafeet Media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Degmada Walaweyn...

War Deg Deg a Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Walaweyn oo Gurigiisa Bam Gacmeed Lagu Weerarey

Warar kol dhaweyd aynu ka helney degmada walaweyn ayaa sheegaya in kooxo an la aqoon ay guriga gudoomiye ku xigeenka degmada Walaweyn Maxamed Cabdullahi...

Dhegeyso: Dani oo Sheegay In uu Rajo Wanaagsan Ka Qabo Qabsoomida Shirka Dhuusamareeb 2

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo qabsmoomida shirkaas,isla markaana dadka iyo dalka Soomaaliya wayaaboo dan u ah...

Somali Ku Xayirneyd Dalka Iiraan oo Maanta Laga Soo Dejiyey Garoonka Aadan Cade

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay dalka dib loogu soo celiyo Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xayirnaa Dalka Iiraan, kuwaasi oo maanta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img