WARARKA

Wasiirka Maaliyada oo Is Hortaagay Bixinta Lagacta Gargaarka ee loogu Tala Galay Fatahaada Degmada Afgooye

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa shuruud ku xiray bixinta lacagtii loogu tala galay Shacabka ku dhibaateysan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha...

Aqalka Sare oo Maanta Ansixiyey Xubin Ka Mid Noqoneysa Gudiga Doorashooyinka Qaranka

Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii 4-aad ee kalfadhiga 7-aad. Ajandaha kulanka maanta ayaa waxaa uu ahaa ansixinta xubin...

Dhismaha Wadada Isku Xirta Muqdisho iyo Afgooye oo Dib u Bilaabatey

Shirkadda ENEZ ayaa maanta ku guuleysatay inay laamiga ku bilawdo wadada xiriirisa MuqdIsho iyo Afgooye. Dowladda Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah u xil saartay ilaalinta...

Dhegeyso:Khudbadii Waare uu Ka Jeediyey Shirka Mudulood

Khudbadii uu ka jeediyey Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare Shirkii Mudulood Ee Maanta ka furmay Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay Arimo Muhiim uu...

Dhegeyso: Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble oo Sheegey In Marnaba Aan La Aqbali Doonin Mudo Kororsi

Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in maranaba aysan ogolaan doonin in muddo kororsi ay sameeyso dowladda uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img